Gudida dhaqaalaha, Maaliyada iyo Ganacsiga ee golaha wakiilada JSL oo Kulan Ls Yeeshay Wasiirka Wasaarada Caafimaadka

Hargeysa – (WARSOOR) – Gudida dhaqaalaha, Maaliyada iyo Ganacsiga ee golaha wakiilada JSL oo uu shir gudoominaayo gudoomiyaha Gudida Mudane CabdirΓ shiid Cagoweyne ayaa kulan la yeeshay wasiirka wasaarada Caafimaadka Md Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi.

Waxaanay gudidu suaalo ka waydiiyeen Miisaaniyada loo qoondeeyey 2023.