Muqdisho – (warsoor) – Baarlamaanka Aqalka hoose ee Soomaaliya ayaa fadhigoodii Sabtida kaga dooday xeerka Qoondada Haweenka.
Xildhibaannadu ayaa si adag uga doodey habka ugu habboon ee lagu xaqiijin karo Qoondada Haweenka Soomaaliyeed ee Baarlamanka in la gaarsiiyo %30.