Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo shir ka yeelan doono arrimaha Soomaaliya

MUQDISHO – (WARDOOR) – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta shir ka yeelan doona arrimaha Soomaaliya โ€“ qodobbada ay ka hadli doonaan waxaa ka mid ah doorashooyinka iyo arrimaha baniโ€™aadamnimada.

Golaha Waxaa warbixinno kooban siin doona  Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, James Swan, iyo Madaxa AMISOM, Francisco Madeira,oo shirka ka qayb gali doono