Gobolada Dalka Oo Lagu Qabtay Munaasibado Dabaal-Dega 61-aad Guurada Maalintii Xoriyada Somaliland

HARGEYSA – (WARSOOR) – Sida ay ku soo waramayaan wariyeyaasha qaar ka mida gobolada dalka uga soo warama gobolada dalka, masuuliyita goboladaas iyo degmooyinka xarumaha u ah goboladaas waxa munaasibadaas hadalo ka jeediyay qaar ka mida ah dadkii wax ka ogaa ama hayay taariikhda maalinta xoriyadda Somalilnd ka qaadatay dalka Ingiriiska 26 June 1960-kii.

Geesta munaasibadaas waxa bolshada goboladaas fariimo ku saabsan waynaynta maalinta 26-ka June oo ah maalin ku wayn taariikhada xoriyada Jamhuuriyada Somaliland. munaaasibadaha lagu xusaayo waynaynta maalintii Somaliland xoriyada ka qaadatay dalka Ingiriiska ayaa tii ugu balaadhayd waxa xalay lagu qabtay madaxtooyada Somaliland, iyadoo ay ka soo qayb-galay masti sharaf kala duwan, kuwaas oo qaarkood ay ahaayeen masuuliiin ka yimi qaar ka mida wadamada jaarka.