Galmudug iyo Puntland oo iska kaashanaya amniga gobolka Mudug

GAALKACYO – (WARSOOR) – Maamul goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa iska kaashanaya sugida amniga magaalooyin ka tirsan gobolka Mudug, iyadoo dadka deegaankuna ay arrintan ku tilmaameen tallaabo wanaagsan oo xal u ah kor u qaadista amniga gobolka.

Magaalada Gaalkacyo ayaa ka mid ah goobaha Galmudug ee ay ka dhici doonto doorashada xubnaha Baarlaanka Federal Soomaaliya.

Warbixin ku saabsan arrinkaas waxaa magaalada Gaalkacyo inooga soo diray wariyaha VOA-da ee Cabdiwaaxid Macallin Isaaq.

This post is also available in: Somali

Share via
Copy link
Powered by Social Snap