Faysal Cali Waraabe oo Sheegay inaan Xisbiga Waddani Loo Xidhnaanay ee Doorasho La Qabanyo

Nairobi – (warsoor) – Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta waraysi siiyey Telafishanka BBC Somali ayaa ka hadlay kulamo uu guddoomiyaha xisbiga WADDANI la yeeshay qaadhaan bixiyaasha.

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in guddoomiyaha xisbiga WADDANI uu waddo dadaalo uu ku carqaladeyno inaan doorasho dalka ka dhicin. Faysal ayaa sheegay in aanu ummadda Somaliland ee doonaysa inay doorasho gasho oo sugaayey muddo 10 sanno ah anay shaqsi rabitaankiisa doorashada loo joojinaynin.

Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro u eedeeyey inay ka soo horjeedo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.