Emma Harriet Nicholson, Baroness Nicholson Oo Ka Tirasan Barlamanka UK Maxay Somaliland Ku Tilmaantey

UK – (WARSOOR) – Qudabadii Oo Dhamays Tiran Emma Harriet Nicholson, Baroness Nicholson Oo Ka Tirasan Barlamanka Uk Waxaay ku Tilmaantey Somaliland Goni Isutaageeda In Aanay Somalia Is Hortaagi Karin waxay ka hadashey xasuuqi loo geeystey Shacbka Somaliland Waxay ka hadashey In
Dimuqradiayada Iyo Hanaanka dorashooyinka Ee Ka Hirgaley Somaliland in aaney ka Hir Gali Karin Dalka Somalia Emma ayaa Noqoneysa musuulkii Ugu horeeyay Barlamanka Dalka Ingriiska Oo si adag Oo Badheedha Uga hadashey Qadiyada Somaliland.

Halkan ka daawo warkan: