Dr. Gaboose oo Jawaabay Ka Bixiyey Eedaymo Madaxweynuhu Maanta Ka Sheegay Diktoorka

Hargeysa – (warsoor) – Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa maanta ka hadley eedaymo madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland uu u soo jeediyey maanta oo ku diray in Dhakhtar uu isaga laftigiisu aanu talooyinkii caafimaad fulinin.

Dr. Gaboose oo aad uga gubtay hadaladda ka soo yeedhay madaxweynayaha ayaa sheegay inuu madaxweynuhu aqoontiisa wax ka sheegay.

Halkan ka daawo warkan: