Dr Cabdi Axmed Caabi: Isku daaweynta Liinta & biyaha kulul

Caafimaadka – (warsoor) – Liin dhanaanta lagu daro biyaha kulul ayaa la sheegay in cuduro iyo xanuuno tiro badan ay daawo ka tahay. Balse waxaa dadka intooda badan aanay aqoonin qaabka loo isticmaalo iyo wakhtiga ugu fiican ee ay waxtar yeelan karto.

Haddaba Dr. Cabdi Axmed Caabi ayaa sheegay inuu tijaabooyin badan ku soo sameeyey, dad badan oo qaliimo lagu samayn lahaana ay ku bugsadeen.

Halkan kaga bogga sida uu dhakhtarku u sharaxaayo:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.