MUQDISHO — (WARSOOR) – Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay muhiim tahay in la dhaqan geliyo shuruucda iyo habraacyada kala duwan ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, ayaa daah-furay dhaqan gelinta shuruucda Hay’adda oo ay meel mariyeen golaha wasiirada iyo golayaasha sharci-dejinta.
This post is also available in:
Somali