UKRAYN – (WARSOOR) – Dagaal xoogan ayaa shalay ku dhexmaray magaalada Bakhmut ee Bariga Ukraine ciidamada Ruushka iyo kuwa Ukraine, labada dhinac ayaa sheeganaya mid walba inuu guulo gaaray, iyada oo dagaalku uu sii cuslaanayay maalmihii lasoo dhaafay.
This post is also available in:
Somali