Daawo Maayarka Degmada Maydh Bulshada Ugu Bushaareeyey Xiliga Uu Bilaab-midoono Mashruuca Dhismaha Dekeda Maydh

Maydh( ) Maayarka degmada Maydh Pro.Xuseen Sheekh Cabdiraxmaan Sh.Siciid Maydh oo ka hadlaayey madashii lagu wareejinaayey hubkii iyo xubnihii jabhadii Col. Caare ee Dulmi-diid ayaa waxa uu bulshada Somaliland ugu bushaareeyey wakhtiga si rasmiya loo bilaabi-doono dhismaha dekeda Maydh isagoo isla markaasina usoo bandhigay jaaniska maalgashi ee wakhti-xaadirkan ka banaan degmadiisa Maydh.

Halkan hoose ka daawo warkaas oo dhamays tiran

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.