Wasiirkii hore Soomaaliya ee aminga oo sheegay in 94 qof ay ku dhinteen qaraxii Ex-Koontarool Afgooye

Muqdisho – (warsoor) – Wasiirkii hore ee amniga gudaha, Cabdirisaaq Cumar Maxamed, haatana ah xildhibaan ka tirsan…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Qaranka Oo Kulankoodii Labaad Maanta Yeeshay

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo Madaxweyne Ku…

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta iyo Go’aamadii Ka Soo Baxay

Hargeysa – (warsoor) – Fadhigii 51-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda…

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo heshiis la saxiixday madaxda wasaaradda Xajka ee Sucuudiga

Muqdisho – (warsoor) -Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo jooga Dalka…

162-ruux oo laga soo badbaadiyay Badda u dhexeysa Libiya iyo Talyaaniga

Talyaniga – (warsoor) – In ka badan 160-qof oo isugu jiray  muhaajiriin iyo qaxooti  oo laga…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Xadhigga Ka Jaray Carwada Wax Soo Saarka Wershadaha dalka

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray…

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo La Kulmay Kooxda Kubbadda Cagta Ee SINDO UNITED

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta qasriga madaxtooyada…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa kula…

Madaxweyne Farmaajo oo daah-furay Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Qorshaha 9-aad…

Shirkada Aw-Xaashi Xoor Geel Oo Ah Mashruuc Lagu Dhaqayo Geela Oo Xadhiga Laga Jaray

Hargeysa( )- Shirkada Aw-Xaashi Xoor Geel  oo ah Mashruuc lagu dhaqayo Geela ayaa  laga daah furay deegaanka Beder-wanaag…