Madaxweynaha Jubbaland oo ka dalbaday guddiga doorashooyinka bilaabida doorashada golaha Shacabka

JUBBALAND – (WARSOOR) – Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa kulan mahad celin…

Xukuumadda Oo Cadaadis Saartay FLY Dubia

HARGEYSA – (WARSOOR) – Xukuumadda Oo Cadaadis Ku Saartay FLY Dubia In Ay Yarayso Maalmihii Ay…

Farmaajo & Rooble oo La Heshiisiiyey

MUQDISHO – (WARSOOR) – Kulan ay yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo…

Shil Khasaaro Dhaliyey Oo Ka Dhacay Duleedka Gaalkacyo

MUQDISHO – (WARSOOR) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil geystay khasaaro oo saacadihii lasoo…

Roobow: “December 2018 ilaa haatan waxa aan u afduubanahay Shaqsiyaad”

MUQDISHO – (WARSOOR) – Muqtaar Roobow Abuu Mansuur oo Dowladda Federaalka kasoo xirtay Magaalada Baydhabo December…

Kulanka Wadatashiga Shirkadda Qandaraaslayaasha WFP iyo Wasaaradda

HARGEYSA – (WARSOOR) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka & Horumarinta Jiddadka JSL Md. Axmed Abokor…

Safiiradda Dawladdaha Czeck Republic Iyo JSL U Fadhiya Dalka Ethiopia Oo Adis-ababa Kaga Shiray Xidhiidhka Labadda Dal Ka Dhexeeya Iyo Horumarinta Dhinaca Dhaqaalaha

Adis-ababa (QMN)- Safaaradda Dawladda Czeck Republic Ay Ku Leedahay Magaaladda Adis-ababa Ee Caasimadda Dalka ETHIOPIA, Ayaa…

Dawladda Taiwan Oo casriyeyn iyo dib u dhis ku samaynaysa Cusbitaalka Guud ee Hargeysa

HARGEYSA – (WARSOOR) – Dawladda Taiwan, ayaa casriyeyn iyo dib u dhis ku samaynaysa Cisbitaalka Guud…

Ciidanka Dab-demiska oo 7 Carruura ka Samata-bixiyay Guri Dab Qabsaday

Hargeysa – (WARSOOR) – Ciidanka Dab-demiska caasimada Hargeysa ayaa maanta abaaro 10:00 maalinimo soo badbaadiyay 7…

Xildhibaan Barkhad Batuun oo Wareejiyey Lacagtii iyo Dhulkii Laga Dhisi Laha MCH uu Balan-qaaday

HARGEYSA – (WARSOOR) – Xildhibaan Barkhad Batuun oo fulinaya balanqaadkiisii ahaa in uu xaafada daami ka…