Cabdi Duco Iyo Garyaqaankiisa Jamaal Cagaweyne Ayaa eedo uso Jeediyay Maayarka Hargaysa

Hargeysa – (warsoor) – Cabdi Duco Iyo Garyaqaankiisa Jamaal Cagaweyne Ayaa eedo uso Jeediyay Maayarka Hargaysa Waxaana uu Shegay Cabdi Duco in Maayarka uu ka Dacwaynaayo Kadib markii uu la Wareegay Hanti uu leeyahay Sidoo Kalena uu Xidhay Bartiisa uu ku leeyahay Facebook.


“Anagu Sidii SNM Dalka u Dumisay u Dumin Maynee Sharciga ayaanu raacaynaa isagana ayaanuna Ku Gulaysanaynaa ” Ayuu Cabdi Duco oo Waraysi Gaar ah Maanta Hargaysa Ku Siiyay Telefishanka Eryal

https://youtu.be/PbPVrajzqUg

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.