UK – (WARSOOR) – Madaxweynaha Mareykankan Joe Biden oo booqasho ku maraya dalka Britain ayaa London kula kulmay Raโiisul Wasaare Rishi Sunak iyo Boqor Charles.
Biden iyo Raโiisul Wasaare Sunak ayaa ka wada hadlay kulanka xulafada NATO, halka uu boqorka kala hadlay arrimo ay mid yihiin wax ka qabashada isbeddelka cimilada.