Axmed Muumin Seed oo Gaashaanka Ku Dhuftay Xilka Qaadistii Xisbiga WADDANI ku Sameeyey

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiye ku-xigeenkii xisbiga WADDANI oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Hargeysa Isniintan ayaa ka hadlay xilka qaadista lagu sameeyey waxaanu sheegay in ay tahay xilka qaadis lagu sameeyey wax lala yaabo.

Gudoomiye ku-xigeenka kowaad ee xisbiga WADDANI  Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in gudoomiye ku-xigeenkii labaad, iyo xoghayayaashii xisbigu ay isaga la socdaan.

Hakan ka daawo shirkiisa jaraa’id iyo arimaha uu ku qaadacay xilka qaadista lagu sameeyey:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.