Golaha QM oo u codeynaya qaraar ku saabsan Ukraine

NEW YORK — (WARSOOR) – Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa todobaadkan u codayn doona qaraar diiradda lagu saarayo sida degdega ah ee loo heli karo nabad waarta oo ka dhalata Ukraine.