Cillad Adeegga Instagram

Cillad baahsan ayaa guud ahaanba ku timi adeegga Instagram ka oo ka mida Apps ka shirkadda Meta.

Qaar ka mida xisaabaha bartan sawirrada caanka ku ah ayaa hawada ka maqnaa saacadihii la soo dhaafay.

Arrintan ayaa imanaysa xilli ay dhowaan cilladi soo wajahday adeegyada kale ee ay Appka bahwadaagta yihiin sida Facebook iyo WhatsApp.