Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka oo Beeniyey in Xilkii Laga Qaaday

HARGEYSA – (WARSOOR) – Guddomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Eng. Cabdirashiid Maxamed Cali ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu ku beeninaayo in xilka laga qaaday sida waraaqdan ku xusan. Warar la isla dhexmaray shalay ayaa sheegayey in xilkii laga qaaday guddoomiyaha balse, warsaxaafadeedkan uu soo saaray ayaa u dhignaa sidan:

7