Sheekh Maxamed Umal oo Ka Hadlay Dilkii Loo Geystay Sheekh Cabdinaasir Xaaji

ISLAAM – (WARSOOR) – Sheekh Maxamed Cabdi Ummal ayaa ka hadlay dilkii dhawaan loo geystay Sheekhii Caanka ahaa ee Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo dhawaan qarax lagu dilay magaalada Kismaayo oo uu tegey wacdi iyo muxaadarooyin. Ilaahay ha u naxariisto Sheekh Cabdinasir.

Sheekh Ummal ayaa khudbadiisii todobaadkan kaga hadlay dilka loo geysto qofka iyo halka ay diinta Islaamka ahi ka taagan tahay

Halkan ka daawo warkan: