Wasiirada arrimaha Debada Maaliyada iyo qorsheynta JSL oo Safar Shaqo U Tagey Kenya

KENYA – (WARSOOR) – Wasiirada arrimaha debada, Maaliyada iyo qorsheynta iyo Dr. Adna Aadan ayaa gaadhay magaalada Nairobi.

Ku simaha safiirka Somaliland ee Kenya ahna Safiir ku xigeenka Amb. Sharmarke Axmed Muxumed ayaa waftiga ku soo dhaweeyey dalkaasi.

Masuuliyiintan ayaa sida uu Amb. Sharmarke sheegay kulan la yeelan doona masuuliyiin ka tirsan dawlada Kenya.