Ciidamada Booliska Somaliland oo xabsiga u taxaabay xubno qaban qaabinaayey shirka Beesha Gobolka Saaxil

Berbera – (WARSOOR) – Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay qaar kamida xubnihii qaban qaabada shirka Beesha Gobolka Saaxil, oo hawlo shaqo ugu sugan deegaanka laaso dacawo oo ah goobti loo asteeyay inuu ka dhaco shirku.

Xubnahan qaban qaabada shirkaasi ayaa sheegay in ay ogolaansho ka siteen Wasaarada Arrimaha gudaha Somaliland,

Saab tv