Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliya oo qaabilay wafdi ka socday Booliska Caalamiga ah ee Interpol

MUQDISHO -(WARSOOR) – Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Booliska caalamiga ah ee INTERPOL.

kulanka ayaa lagu gorfeeyay howlaha iskaashiga Booliska Soomaaliyeed kala dhexeeya Booliska caalamiga ah ee Interpol.