Kenya Oo dib u bilowday Duulimaadyaddii Soomaaliya

KENYA – (WARSOOR) – Bayaan ka soo baxay wasaaradda Arimaha Dibadda ee Kenya ayaa lagu sheegay in dib loo bilaabay isku socodkii diyaaradaha ee Kenya iyo Soomaaliya, ka dib markii labada dhinac ay gaadheen isfahan.

Wareegtaddan ay soo saartay wasaaradda Arimaha Dibadda ee Kenya ayaa u qorayd sidan: