Somaliland: Shaqo Abuur loo Sameeyay shan iyo labaatan Qoys

HARGEYSA – (WARSOOR) – Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shan iyo labaatan qoys u sameysay shaqo abuur, kaas oo salka ku haya barnaamijka shaqo abuurka Qaranka Somaliland.

Shaqo abuurka qoysaskani loo sameeyay ayaa wax ka tari doona korodhka dhaqaalaha qoysaskani, waana tallaabo hore loo qaaday oo dhanka shaqo abuurka ah.

Halkan ka daawo warkan: