Sheekh Ummal oo U Jawaabay Sh. Cabdiraxmaan Bashiir & Dad Kale oo Faalooyin Ka Bixiyey Khudbaddii Culumadda ee Coronavirus

Sheekh Maxamed Cabdi Ummal ayaa ka jawaab ka bixiyey faalo Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir uu kaga hadlay muxaadiro ay culumaddi Soomaalidu kaga hadlay cudurka Coronavirus.

Halkan ka daawo warkan: