16 Masalo oo soo noqnoqda oo la xidhiidha Axkaamta Soonka

Islam – (warsoor) – Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir ayaa kalmadiisii maanta ku soo qaatay 16 arimood oo la xidhiidha axkaamta soonka. Qodobaadaasi oo muhiim u ah qofka soomani inuu aqoon u lahaado.

Halkan ka daawo kalmadda sheekh.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.