Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Hordhigaya Madaxda Midowga Afrika Mowqifka Soomaaliya Ee Ku Aaddan Xadgudubka Itoobiya

Adis Ababa – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb…

Madaxweyne Xasan Sheekh “Waa In Aan Galnaa Kacdoon Waxbarasho Oo Sare Loogu Qaadayo Aqoonta Dadkeenna Ee Culuumta Badaha”

MUQIDSHO – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xarunta Madaxtooyada Qaranka…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulan is-xogwareysi iyo tacsiyeyn ah la qaatay Danjire Imaaraadka

MUQDISHO – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday Safaraadda Imaaraatka…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Ka Tacsiyeeyey Saraakiisha Walaalaha Imaaraatka Ee Ku Geeriyooday Weerarka Muqdisho

Muqdisho – (WARSOOR) – Madaxweynaha Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Hosbitaalka Erdogan ee…

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan Wadatashi Ah La Qaatay Culimada Soomaaliyeed

Muqdisho – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan…

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulankoodi Lagu Ansixiyay 10 Safiir

Muqdisho – (WARSOOR) – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi toddobaadlaha ahaa ku ansixiyay…

Madaxweynaha Xasan oo ka Qaybgaley caleemo-saarka Madaxda la doortay ee Dawlad Goboleedka Puntland

Garoowe – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Garoowe uga…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO AMIIRKA DALKA QATAR OO TABABAR U SOO XIRAY SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDAMADA CIRKA EE LABADA DAL

Dooxa – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Amiirka Dalka Qatar ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay ku…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Iyo Dhiggiisa Dalka Masar Oo Wadajir Uga Hadlay Xaaladda Gobolka

Qaahira – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah…

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Ka Qayb Galay Shir-madaxeedka Ururka Dalalka ku Bahoobay G — 77 iyo China

SHIINAHA – (WARSOOR) – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Kampala…