Su’aalaaha Ramadaanta Qaybtii 3aad 2023

Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa fatwadan kaga hadli doono arimo dhawr ah oo la xidhiidha Soonka iyo masalooyin guud oo kale.

Halkan ka daawo fatwadan:

https://youtu.be/kJ3HPIbftTo