MUQDISHO – (WARSOOR) – Maxamed Xuseen Rooble Raβiisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta ayaa Maalmihii la soo dhaafay waxaa uu cadaadis xoogan kala kulmayay Wakiilada Beesha Caalamka iyo Midowga Musharixiinta, kaas oo ku saabsan dedejinta doorashooyinka.
Dhawaan Warsaxaafadeed ay soo saareen Midowga Musharixiinta ayaa waxaa ay ku eedeeyeen dib u dhaca ku yimid doorashada Soomaaliua inay masβuul ka yihiin Golaha wadatashiga Qaran oo uu horkacayo Raβiisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.