Shirkadda SOMGAS oo Soo Bandhigtay Haamo Cusub oo Casri ah

Hargeysa – (warsoor) – Shirkadda SOMGAS ayaa maanta soo bandhigay Haamaha Gaasta cuntada oo casriya, munaasibadan daah-furka ayaa ka dhacday magaalada Hargeysa.

Halkan ka daawo warkaasi: