Xukuumadda oo ka Hadashay Astaamaha lagu Garan karro lacagta been Abuurka ah

HARGEYSA – (WARSOOR) – Xukuumadda Somaliland ayaa ka digtay lacag dollar ah oo been abuur ah, oo suuqa soo gashay, taas oo maalmihii u dambeeyey la hadal hayey.

Lacagtan ayaa ah 50 dollar, taas oo leh calaamado kala duwan oo lagu aqoonsan karo.

Astaamahan ayaa lagu garan karaa lacagtan been abuurka ah.