Hargeysa – (warsoor) – Xukuumadda Somaliland ayaa dalka ka mastaafurisay laba qof oo ajaanib ah oo ka shaqaynaayey hay’addaha caalamiga. Wasiirka qorshaynta qaranka Md. Maxamed Ibraahim Qabo ayaa shaaciyey inay xukuumaddu mastaafurays ajaanibtan ka dib markii ay ku gafeen diinta Islaamka.
Wasiirka ayaa faahfaahin ka bixiyey hay’addaha ka hawl-gala dalka iyo sida ay shaqaalaha Somaliland ee u shaqaynaya u tix-galiyaan diinta iyo dhaqanka Islaamka.
Halkan ka daawo shirkan jaraa’id ee wasiirka:
This post is also available in:
Somali