Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Dalabka Xilka Qaadista Komishanka Qaranka

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland ayaa maanta ka hadlay dalab uga yimid xisbiyadda qaranka Somaliland oo ku doonayaa in xilka laga qaado xubnaha komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland.

Wasiirka Maxamed Kaahin ayaa ka warbixiyey dalabyo uga yimid xisbiyadda mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee Wasiir Maxamed Kaahin:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.