Hargeysa – (warsoor) – Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa tartan ciyaareedkii ay ugu tallo-galeen bisha barakeysan ee Ramadaan ay ku fureen qaab noociisu ku cusub yahay dalka, waxaana ay sheegeen in tartan ciyaareedkaasi ay ugu tallo-galeen in ay ku xusaan saraakiisha Xisbiga WADDANI ee muddooyinkii dambe ku xidhnaa jeelka weyn ee Hargeysa.
Daawo Muuqaalka Warkaas iyo Faahfaahintiisa:
This post is also available in:
Somali