Hargeysa -(warsoor) – Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa maanta magacaabay guddi xaqiiqo raadin ah oo ka soo xog-warama heshiisyadda dekedda Berbera ee ay xukuumaddu la gashay dawladda Imaraadka Carabta iyo Shirkadda DP.
Shir jaraa’id oo uu maanta qabtay xoghayaha cusub ee xisbigaasi Md. Khadar Xuseen ayuu ku shaaciyey xubnaha guddidan ay magacaabeen iyo hawlaha loo igmaday guddidan.
Halkan ka daawo warkan:
This post is also available in:
Somali