Xisbiga Kulmiye oo magacaabay Xubnaha Guddida Fulinta ee Gobolka Awdal

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ayaa maanta soo saaray digreeto uu ku magacaabay xubnaha Guddida Fulinta ee xisbiga Kulmiye ee gobolka Awdal.

Wareegtadan ayaa oo uu ku saxeexan yahay gudoomiye Muuse Biixi ayaa u dhignayd sidan:

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE

                                    

Ref. No: _XK/XGX/0042252/2017                                                               April 15th, 2017

 

Ku: Cabdiqaadir Daahir Ojor                                 = Borama =

Ku: Axmed Maxamed Cilmi                                      = Borama =

Ku: Maxamed Sh. Muuse Cumar                               = Borama =

Ku: Sahra Aw Cilmi Maxamuud                                 = Borama =

Ku: Deeqa Faarax Cadaawe                                        = Borama =

Ku: Safiya Cabdi Nuur                                                  = Borama =

Ku: Cabdiraxmaan Yuusuf Cabdi                              = Borama =

Ku: Yuusuf Nuur Muuse                                               = Borama =

Ku: Axmed Xasan Aadan                                            = Borama =

Ku: Maxamed Aadan Suldaan                                     = Borama =

Ku: Maxamed Siciid Aadam                                        = Borama =

Ku: Cabdirisaaq Axmed Ibraahim (Doob)                    = Borama =

Ku: Cumar Muuse Qalinle                                        = Borama =

Ku: Cabdiraxmaan Muxumed Rooble                     = Borama =

Ku: Cabdisalaan Dayib Cilmi                                      = Borama =

Ku: Axmed Xuseen Samaale                                           = Borama

Ku: Cabdiqaadir Faarax Xasan                                   = Borama =

                                                           

Og: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE           = Hargiesa =

 

Ujeeddo: Magacaabista Guddida Fulinta xisbiga KULMIYE  ee Gobolka Awdal.

 

 

Kadib markii aan arkay muhiimadda dhismaha Guddida Fulinta Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE u leeyahay hawlaha iyo habsami-u-socodka abaabulka xisbiga, waxa maanta oo ay bishu tahay April 15th, 2017 loo magacaabay xubnaha hoos ku qoran in ay noqdaan Guddida Fulinta Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.

 

  1. Cabdiqaadir Daahir Ojor – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
  2. Axmed Maxamed Cilmi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
  3. Maxamed Sh. Muuse Cumar – In maanta laga bilaabo uu ahaado Xoghayaha Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
  4. Cabdiraxmaan Yuusuf Cabdi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
  5. Sahra Aw Cilmi Maxamuud – In maanta laga bilaabo ay ahaato  Guddoomiyaha Garabka Haweenka Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
  6. Deeqa Faarax Cadaawe – In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiye Ku Xigeenka Garabka Haweenka Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
  7. Safiya Cabdi Nuur – In maanta laga bilaabo ay ahaato Afhayeenka Garabka Haweenka Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
  8. Yuusuf Nuur Muuse – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka  Komishanka Doorashooyinka Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
  9. Cumar Muuse Qalinle – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Gobolka iyo Degmooyinka xisbiga KULMIYE ee Gobolka Awdal.
  10. Maxamed Aadan Suldaan – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Saxaafadda iyo Warbaahinta Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
  11. Maxamed Siciid Aadam – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Arrimaha Bulshada Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
  12. Cabdirisaaq Axmed Ibraahim (Doob) – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Siyaasada iyo Nabadgalyada Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
  13. Axmed Xasan Aadan – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Abaabulka iyo Wacyigalinta Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
  14. Cabdiraxmaan Muxumed Rooble – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Dhaqaalaha Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
  15. Cabdisalaan Dayib Cilmi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Ku Xigeenka Madaxa Arrimaha Bulshada Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
  16. Axmed Xuseen Samaale – In maanta laga bilaabo uu ahaado Ku Xigeenka Madaxa Xidhiidhka Gobolka iyo Degmooyinka xisbiga KULMIYE ee Gobolka Awdal .
  17. Cabdiqaadir Faarax Xasan – In maanta laga bilaabo uu ahaado Ku Xigeenka Madaxa Xidhiidhka Komishanka Doorashooyinka Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.

 

Waxa aan u rajaynayaa masuuliyiinta magacyadoodu kor ku xusan yihiin in Alle ku asturo, kuna guuleeyo gudashada masuuliyadda ka dhalanaysa xilalkooda heer Gobol ee xisbiga KULMIYE.

                                                         

ALLAA MAHAD LEH

  

Muuse Biixi Cabdi

                                

______________________________________________

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Email: kulmiyepartychairman@gmail.com

Telephone: +25263 4026659, +25263 4093555,

Sha’ab Area, Hargeisa, Somaliland Republic.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.