Xildhibaan Nacnac oo Xukuumadda Ugu Baaqay inay Talaabo Ka Qaaday Ragg uu ku Tilmaamay inay Qaran Dumis Yihiin

Hargeysa – (warsoor) – Xildhibaan Nacnac ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay talaabo sharci ah ka qaado xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool iyo laba professor ee Khaliif iyo Samar.

Xildhibaan Nacnac ayaa sheegay in xildhibaan Dhakool oo meel kaga dhacay qodobka dastuuriga ah ee gooni isku taaga Somaliland, sidoo kale xildhibaanka ayaa ku tilmaamay labada professor kuwo liddi ku ah qarannimadda Somaliland.

Halkan ka daawo sababta xildhibaano ku maagay masuuliyiintan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.