Hargeysa – (warsoor) – Xildhibaan Xuseen Ismaaciil oo ka tirsan guddi hoosaadka dhaqaalaha ee Golaha wakiiladda Somaliland ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay lacag ka soo daynsato dawladda Imaaraadka Carabta si ay wax uga qabato sicir bararka qiimo-tiray shilinkii Somaliland.
Xildhibaan ayaa si weyn uga dayriyey xaaladda Sarif barar ee dalku ku jiro, waxaanu xukuumadda uga baaqay in ay wax ka qabato, inta aanay taladdu faraha ka bixin.
Halka ka daawo warka Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Oo aanu ka soo xiganay Janalka HCTV:
This post is also available in:
Somali