Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Oo Soo Saaray Isku Aadka Koobka FA Cup-ka Oo Markii Ugu Horeysay Lagu Qabanaayo Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Tartanka kooxaha heerarka koobaad, labaad iyo sadexaad ee (FA Cup-ka) ayaa dhawaan lagu wadaa in Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland ka furaan Garoonka weyn ee Hargeisa Stadium. Tartankan waxaa maal-galisay shirkadda Iskaadhsiinta Casriga ah ee Telesom.

Tartankan oo ay ka qayb galidoonaan 28 Kooxood ayaa diyaargarawgiisu gabogabo ku dhawyahay iyadoo lasoo saaray  Qaabka kooxaha heerarka koowaad, labaad iyo saddexaad ee caasimadda Hargeysa ay iskugu beegmayaan isku aadka tartanka koobka Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland (FA Cup).

Tartankan ayaa garoonka Hargeysa Stadium ka qabsoomi doona 17-ka bishan July 2018 waxaana sida qorshuhu yahay ciyaar kasta si toos ah looga daawan doonaa HCTV.

Tartankan ayaa waxaa isku aadka Gruopska ay kooxuhu iskugu beegmeen sidan hoos ku qoran.

Group A:

Goodir

FC Seico

Kirix Restaurant

Diana Club

Group B:

Xiddigaha Cirka

True Cable TV

FC Sooyaal

Buubaa Hotel

Group C:

Was. Maaliyadda

Was. Hawlaha Guud

FC Afgal

Was. Qorsheynta

Group D:

D.H.H

Was. Cadaaladda

FC Waaberi

Asluubta

Group E:

Gaashaan

FC  Sh. Madar

Al Bacas FC

East & West

Group F:

Was. Ganacsiga

Hass Petroleum

FC Dannab

Was. Caafimaadka

Group G:

Was. Xananada Xoolaha

Ciidanka Dab-demiska

Maamuus Hotel

Was. Beeraha

Tartankan oo markii ugu horeysay lagu qabanaayo dalka ayaa ah mid xiisihiisa leh , isagoo isla markaasina noqondoonaa talaabo horumar oo taariikhda u galidoonta masuuliyiinta Xidhiidhka Ciyaaraha Somaliland iyo guud ahaanba Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland,

Dhinaca kale tartankan ayaa noqon-doona mid kor u qaada isla markaasina dhiirigaliya bahda ciyaaraha ee Somaliland gaar ahaana barbaarta caasimada Hargeysa ee nasiibka u yeeshay in magaaladoodii laga bilaabo laguna daahfuro

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.