Xaaladihii ugu dambeeyay ee xanuunka Covid-19

Muqdisho – (WARSOOR) – Wasiirka wasaaradda Caafimaadka X.F.S Drs.Fawziya Abiikar Nuur, ayaa sheegtay in 48 saac ee ugu dambaysay xanuunkan laga baaray dad gaaraya 1,349, waxana Laga Helay 126, oo ku sugan gobalkan Banadir, Somaliland, Hirshabell, Jubaland iyo Galmudug.

Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,349

o Laga Helay:  126

o Somaliland:   65

o Banadir:         47

o Hirshabelle:    8

o Jubaland:       4

o Galmudug:      2

o Lab:      82

o Dhedig: 44

o Dhimasho:11(Banadir:9,Hirshabelle:1, Koonfurgalbeed:1)

o Bogsashada: 29

Tirada Guud ee Laga Helay: 8,946

Bogsashada Guud: 4,108