Wefti U Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Gaadhay Dalka Hindiya

HINDIYA – (WARSOOR) – Wefti U Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaciil Saylici ayaa Gaadhay Dalka Hindiya.

Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici, ayaa Kulamo La Yeeshay Wasiirka warshadaha waaweyn iyo kuwa dhexdhexaadka ah, ayaa sheegay in u aad ugu faraxsan yahay la kulanka weftiga ka socda Somaliland, waxaanu sheegay In Ay Ka Wada Hadleen Weftiga Fursadaha Maalgashi Ee Gobolka Karnataka , Geesta Kale Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ayaa Warbixin Dhinacyo Badan Tabanaysa Ka Siiyey Fursadaha Ka Jira Somaliland Iyado u guudoonsiyey Maclumaad Ku Saabsan Fursadaha Maalgashii Ee Ka Jira Somaliland