Wefti Somaliland ka Socda oo Booqday Ingiriiska

London – (warsoor) – Wefti ka kooban xukuumadda Somaliland iyo bulshadda rayidka Somaliland ayaa gaadhay magaalada looga taliyo boqortooyadda Ingiriiska ee London, waxaana weftigaasi hogaaminaysa wasiirka horumarinta degaanka Somaliland Marwo Shukri Baandare.

Ujeeddada shirkan ayaa ah in wasaaradda Arimaha dibadda Somaliland ay shir la yeeelato Jaaliyadaha Somaliland ee waddama Yurub. Waxaana lagala haddli doonnaa maalgashiga dalka iyo ka qayb qaadashadda dadaalka  Ictiraaf raadinta Somaliland.

Halkan ka daawo warkan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.