Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland OO Ka Hadlay Xaaladda Guud Ee Caafimaadka Dalka

Hargeysa – (WARSOOR)  – Wasiirka wasaaradda caafimaadku wuxuu ka digay isticmaalka biyaha roobka ee aan nadiifta ahayn, kuwaas oo u xusay in ay caafimaad daro ka dhalan karto.

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi oo magaalada Hargeysa kula hadlaayay warbaahinta qaranka ayaa wuxuu talooyin ku saabsan dhanka caafimaadka iyo fulinta talooyinkii guddida heer qaran ee xakamaynta xannuunka Covid 19.

Halkan ka daawo warka wasiirka caafimaadka JSL: