Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo Kulan La Yeeshay Xubno Baarlamaanka Ingiriiska ka Tirsan

Ingiriiska – (warsoor) – Wasiirka Maaliyadda Somaliland Md. Sacad Cali Shire iyo xubno ka tirsan safaaradda Somaliland ee Ingiriiska, Dr. Adna Aadan, masuuliyiin Xibsbiga Qaranka Somaliland ayaa kulan la yeeshay xubno ka mida Baarlamaanka boqortooyadda Ingiriiska oo taageera gooni isku taaga Somaliland.

Kulankan oo ka dhacay xarunta baarlamaanka Ingiriiska ee magalaadda London, waxaa ka hadlay wasiirka Maaliyadda Somaliland iyo xubno kamid ah baarlamaanka Ingiriiska.

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay Television-ka qaranka Somaliland:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap