Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka arimaha dibeda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo dhawaan ka soo laabtay dalka Maraykanka ayaa intii uu ku sugnaa dalkaasi waxa uu la kulmo la qaatay Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan magaaladda Washington iyo nawaaxigeeda.
Wasiirku wuxuu jaaliyada uga waramay safarkiisa iyo wixii u qabsoomay intii uu joogay dalkan Maraykanka iyo xaalada abaaraha iyo sidii loogu gurman lahaa dadkeena ay abaaruhu saameeyeen. Xafladan waxa dhaqaale loogu ururiyey dadkeena abaaruhu saameeyeen iyadoo la fulinayo codsigii madaxweyna Somaliland Mudane Axmed Maxamed maxamuud Siilaanyo.
Halkan ka daawo warkan:
This post is also available in:
Somali