U.S.A, Washington – (warsoor) – Wasiirka arimaha dibeda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo safar shaqo ku jooga dalkan Maraykanka ayaa furay xafiiska ay Somalliland ku leedahay magaalada Washington ee dalkan Maraykanka.
Halkan ka daawo warkan:
This post is also available in:
Somali