Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland oo Safar Shaqo u Jooga Dalka Markaynka

U.S.A – (warsoor) – Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa saraf shaqo ugu kicitimay dalka Maraykanka gaar ahaanna magaaladda Washington DC ee cariga Maraykanka.

Wasiirka waxaa madaarka Dullas ku soo dhaweeyey safiirka Somaliland ee dalkan Maraykanka Mudane Rashiid Gaaruf, masuuliyiinta xisbiga talada haye ee Kulmiye ee dalkan Maraykanka iyo jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Wasiir Sacad ayaa la filayaa inuu kulamo shaqo la yeeshay Jaaliyadda Somaliland ee dalka Maraykanka iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta xukuumadda Maraykanka todobaadkan guddihiisa.

Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa sidoo kale lagu wadda inuu 24 May habeenimadda Arbacadda uu ka qayb-galay xaflad qaadhaan loogu uruurinaayo dadkii ku caydhoobay abaarihii dalka ku dhuftay sanadkan,kuwaasi oo hadda u baahan hoy iyo hu iyo xoolaba.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.