Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland oo Ka Hadlay Mudaharaadkii ka dHeshiiska

Hargeysa -(warsoor) – Wasiirka arimaha dibadda Somaliland Dr.Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay mudaharaadka ay dhigeen muwaadin Somaliland u dhacay oo ka soo horjeeday heshiiska Saldhiga milatari ee Imaaraadka Carabta.

Wasiirka ayaa sheegay inay bulshaddu xaq u leedahay inay dareenkooda muujiyaan, balse ay maraaan waddada saxda ah.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay mihiimadda ay leedahay in wadda hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya, xukuumadda Farmaajana uu rajjo wanaagsan ka muujiyey.

Halkan ka daawo waraysiga wasiir Sacad:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.